kimistariga noolaha
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
kimistariga noolaha
m.l (kiimika) Barashada kiimistariga noolayaasha, gaar ahaan dhismayaashooda iyo shaqada waxyaabaha kiimikeed ee ay ka koobanyihiin, sida badan borotiin, kaarboohaydrayt, dux iyo asiidho bu'eed.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
kimistariga noolaha
m.l (kiim.) Barashada kiimistariga noolayaasha, gaar ahaan dhismayaashooda iyo shaqada waxyaabaha kiimikeed ee ay ka koobanyihiin, sida badan borotiin, kaarboohaydrayt, dux iyo asiidho bu'eed.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Biochemistry
Kimistariga noolaha
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
dhakhtarnimada xoolaha
n. phr. veterinary medicine
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
dhakhtar xoolaha
m. n. veterinarian